Casharkan waxaan ku sharaxayaa sida loo quruxsado TradingView si fudud oo Af-Soomaali ah. TradingView waa aalad muhiim ah oo ay isticmaalaan Forex traders, Crypto traders iyo qof walba oo danaynaya falanqaynta suuqa (Technical Analysis). Waxaad casharkan ku baran doontaa: ✅ Sida loo isticmaalo charts-ka ✅ Qalabka ugu badan ee la istimaalo ✅ Sida loo hagaajiyo tools ka Haddii aad tahay bilow ama aad khibrad leedahay, TradingView waa aalad kaa caawin doonta inaad gaarto go’aan sax ah suuqa.
